Caasimad aan Shineemo Lahayn
Dadku iskiis ayuu u yahay nuxur-sameeye aad isugu hawla dabeecadda, isaga oo hindise toolmoon ku soo biiriya noloshiisa iyo tan ku xeeranba. Ololaha nuxur-samaynta ah ee dadku ku soo jiray intaas oo qarni waa mid si cad natiijadooda maanta loo dareemi karo. Masaladaasna sooyaalka aadanaha ayaa si fiican looga baadhi karaa. Fanku sidiisaba waa tab […]