Shineemo Banaadir

Blog Post

Shineemo Banaadir > Curis > 2026 > January

Dopamine-ta Shaashadaha: Sida Filinku Daaha uga qaado una Dhayo Nafata.

Shaneemadu waxay leedahay awood ay ku metasho meertada nolosha aadanaha, taas oo innoo ogolaanaysa in aan ka dhex aragnno sheekooyinkeenna nololeed shaashadda weyn ee aan daawanayno ama caalamka ay jilayaashu ku noollyihiin. Mararka qaar waxa aanu ku baraarugnaa innagoo isu ekaysiinayna jilayaasha sheekada filinka oo aad mooddo adigii oo halkaa soo taagan. Si guud fanka […]

Read More

Chunking Express (1994): Xorriyad aan xad lahayn

Waddooyinkan ku hillaacaya midabada neon-ku waa Hong Kong, halkaan wakhtigu waxa uu u qulqulaa oo isu baddelaa sida dareemada deegaankeeda oo kale, filinkuna waa sahan uu Wong Kar-Wai kusoo bandhigayo xorriyadda baahsan ee ku lifaaqan jiraalka aadanaha. Si la mid ah baxaaliyadii tebinayay sheekadii jiraal ee Jean-Paul Sartre, The Age of Reason, shakhsiyaadka filinkani waxaa […]

Read More

Whiplash (2014)

Whiplash, oo uu agaasimay Damien Chazelle, waa baaritaan qoto dheer oo ku saabsan hamiga, nafhuridda, iyo raadinta aan hakadka lahayn ee dhamaystirnaanta. Filinka, oo ka warramaya wiil dhalinyaro ah oo muusigga jazz-ka tuma la na yiraahdo Andrew Neiman (Miles Teller), iyo macallinkiisa arxanka darran ee Terence Fletcher (J.K. Simmons), waxa uu lafa gurayaa qalalaasaha nafsiyadeed […]

Read More