Shineemo Banaadir

Blog Post

Shineemo Banaadir > Curis > Faallooyin
Goodbye Julia (2023)

Goodbye Julia (2023)

KALAHAAD Saaxiib Shineemada aad daacad ugu ah, oo aan u dabafadhisto, ayaannu saddex bilood ka hor ku la kulanay Nayroobi,
Night on Earth (1991)

Night on Earth (1991)

Daraama-maadeed. Hordhac. Waxsoosaarkaan (Night on Earth) waxa uu soo shaaxbaxay billowgii sagaashamaadkii, waxaanna qoray oo agaasimay daraama-maadeeddaan agaasime Jim Jarmusch.
Nocturnal Animals (2016)

Nocturnal Animals (2016)

Waa filin fudud. Filin kaaga tegaya su’aalo badan. Filin aad u qurux badan laakiinse ay tahay in aadan filasho aad
The General (1926): Dhaxal shineemo

The General (1926): Dhaxal shineemo

Filinka Buster Keaton ee The General, oo soo baxay (1926) waa mid ka mid ah waxsoosaarrada aan marna la ilaawi
Léon: The Professional (1994)

Léon: The Professional (1994)

“Aarsigu ma fiicno…”~Lèon. Filinkaan qiimiga wayn (Léon: The Professional) ee fal-danbiyeed-(Action-Thiller)-ka ah waxaa agaasimay oo qoray  agaasime Luc Besson, sannadkii
Parasite (2019)

Parasite (2019)

Bulsho-baarihii Zygmunt Bauman (1925-2017), dadka saboolka ah ee dunida ku nool wuxuu ku tilmaamay in ay yihiin “Qashinka dunida casriga
Past Lives (2023)

Past Lives (2023)

Past lives oo ay agaasintay Celine Song waa filin qaadaa dhigaya mawaadiic aad u dabacsan aadna u xiiso badan. Sida
You Will Die at Twenty (2019)

You Will Die at Twenty (2019)

Fiid roobaysan oo kamid ah bishii June, anigoo baadigoobaya filin aan habeenkayga ku laxameeyo, ayaa waxay hoodadu igu sintay filinkan,
Chunking Express (1994): Xorriyad aan xad lahayn

Chunking Express (1994): Xorriyad aan xad lahayn

Waddooyinkan ku hillaacaya midabada neon-ku waa Hong Kong, halkaan wakhtigu waxa uu u qulqulaa oo isu baddelaa sida dareemada deegaankeeda
Whiplash (2014)

Whiplash (2014)

Whiplash, oo uu agaasimay Damien Chazelle, waa baaritaan qoto dheer oo ku saabsan hamiga, nafhuridda, iyo raadinta aan hakadka lahayn