Shineemo Banaadir

Blog Post

Shineemo Banaadir > Curis > Top Stories
Gaadmo (2025): Taxane Eegis Mudan.

Gaadmo (2025): Taxane Eegis Mudan.

Gogoldhig Shirkadda Astaan ayaa dhawaan soo saartay taxane cusub GAADMO oo hal kal ah. Waxaa agaasime ka ah Cabdi-Siyaad agaasimihii
Goodbye Julia (2023)

Goodbye Julia (2023)

KALAHAAD Saaxiib Shineemada aad daacad ugu ah, oo aan u dabafadhisto, ayaannu saddex bilood ka hor ku la kulanay Nayroobi,
The General (1926): Dhaxal shineemo

The General (1926): Dhaxal shineemo

Filinka Buster Keaton ee The General, oo soo baxay (1926) waa mid ka mid ah waxsoosaarrada aan marna la ilaawi
Léon: The Professional (1994)

Léon: The Professional (1994)

“Aarsigu ma fiicno…”~Lèon. Filinkaan qiimiga wayn (Léon: The Professional) ee fal-danbiyeed-(Action-Thiller)-ka ah waxaa agaasimay oo qoray  agaasime Luc Besson, sannadkii
Parasite (2019)

Parasite (2019)

Bulsho-baarihii Zygmunt Bauman (1925-2017), dadka saboolka ah ee dunida ku nool wuxuu ku tilmaamay in ay yihiin “Qashinka dunida casriga
Past Lives (2023)

Past Lives (2023)

Past lives oo ay agaasintay Celine Song waa filin qaadaa dhigaya mawaadiic aad u dabacsan aadna u xiiso badan. Sida
You Will Die at Twenty (2019)

You Will Die at Twenty (2019)

Fiid roobaysan oo kamid ah bishii June, anigoo baadigoobaya filin aan habeenkayga ku laxameeyo, ayaa waxay hoodadu igu sintay filinkan,