Nocturnal Animals (2016)
Waa filin fudud. Filin kaaga tegaya su’aalo badan. Filin aad u qurux badan laakiinse ay tahay in aadan filasho aad u sarraysa ku daawan. Ma aha filinkii ugu wanaagsanaa ee sanadkaas 2016 la soo saaray, balse waa mid ka mid ah qaarka ugu xiisaha badan ee sanadkaas soo baxay. Waa sheeko sheeko kale ku dhex […]