Dopamine-ta Shaashadaha: Sida Filinku Daaha uga qaado una Dhayo Nafata.
Shaneemadu waxay leedahay awood ay ku metasho meertada nolosha aadanaha, taas oo innoo ogolaanaysa in aan ka dhex aragnno sheekooyinkeenna nololeed shaashadda weyn ee aan daawanayno ama caalamka ay jilayaashu ku noollyihiin. Mararka qaar waxa aanu ku baraarugnaa innagoo isu ekaysiinayna jilayaasha sheekada filinka oo aad mooddo adigii oo halkaa soo taagan. Si guud fanka […]