Barni (2025)
Barni (2024) waa shindhaladkii (feature) ugu horreeyay oo uu agaasimay Maxamed Sheekh oo aad lagu bartay filinkii gaabnaa ee Balwo, kaasoo ka warramayay kala duwanaashaha jiilasha iyo raadinta riyooyinka, iyo filimaan kale oo iyaguna gaagaaban oo dhawr ah oo dalka dibaddiisa kusoo baxay islamarkaana uu ku baahiyay bartiisa YouTube-ka ee Aleel Flims. Ciwaanka filinka “Barni” […]