Shineemo Banaadir

Blog Post

Shineemo Banaadir > Articles by: Ibrahim Iman

Goodbye Julia (2023)

KALAHAAD Saaxiib Shineemada aad daacad ugu ah, oo aan u dabafadhisto, ayaannu saddex bilood ka hor ku la kulanay Nayroobi, judhii aannu isu nimid ee wada bunaynayba waxa aannu ka sheekaysannay, si guud, fanka, oo shineemada, si gaar ah, xoogga u saarnay. Saa waxa uu maalmahaasba  igu taabtay war farxad leh oo ah in dhammaadka […]

Read More