Shineemo Banaadir

Blog Post

Shineemo Banaadir > Articles by: Cabdulqaadir-Saahil

Gaadmo (2025): Taxane Eegis Mudan.

Gogoldhig Shirkadda Astaan ayaa dhawaan soo saartay taxane cusub GAADMO oo hal kal ah. Waxaa agaasime ka ah Cabdi-Siyaad agaasimihii hore u sameeyay “Aano Qabiil”–filin gaaban oo ay isla Astaan baahisay. Sida magaca filinka ka muuqata “Gaadmo” wuxuu tilmaamayaa in si lama filaan ah wax loogu isugu kedin doono ama si xeeladaysan la isu dagi […]

Read More

Barni (2025)

Barni (2024) waa shindhaladkii (feature) ugu horreeyay oo uu agaasimay Maxamed Sheekh oo aad lagu bartay filinkii gaabnaa ee Balwo, kaasoo ka warramayay kala duwanaashaha jiilasha iyo raadinta riyooyinka, iyo filimaan kale oo iyaguna gaagaaban oo dhawr ah oo dalka dibaddiisa kusoo baxay islamarkaana uu ku baahiyay bartiisa YouTube-ka ee Aleel Flims.   Ciwaanka filinka “Barni” […]

Read More

Nocturnal Animals (2016)

Waa filin fudud. Filin kaaga tegaya su’aalo badan. Filin aad u qurux badan laakiinse ay tahay in aadan filasho aad u sarraysa ku daawan. Ma aha filinkii ugu wanaagsanaa ee sanadkaas 2016 la soo saaray, balse waa mid ka mid ah qaarka ugu xiisaha badan ee sanadkaas soo baxay. Waa sheeko sheeko kale ku dhex […]

Read More

Dark: Taxane Maangad ah Laakiin Dheef Badan

“Noloshu waxa ay haddiyad u tahay kuwa yaqaan sida ay u adeegsan karaan” -Adam Dark (2017-2020) waa taxane Jarmal ah oo saddex kal (season) ka kooban. Waxaa soo wada saaray Baran bo Odar iyo Jantje Friese. Noociisu waa khayaal saynis (sci-fi) Waa mid ka mid ah taxanayaasha ugu wareerka badan haddana ugu nuxurka roon ee […]

Read More

Past Lives (2023)

Past lives oo ay agaasintay Celine Song waa filin qaadaa dhigaya mawaadiic aad u dabacsan aadna u xiiso badan. Sida magaciisa ka muuqata waa maalmo tegay xasuustood, jacayllo hore ayaa dib u kulmaya oo xusi doona berisamaadkii iyo waayihii carruurnimada. Waa sheeko ku saabsan isku guntanaanta dunta qarsoon ee nafaha iyo kulamada sida dahsoon uga […]

Read More

Rakibit kasinos: Atbalsts un perspektivas Latvijā

Latvijas online kasīnu brīnumam raksturīgi ir daudzveidīgs un regulētāts apstākļos attīstījušies brīvmājas un spēlēšanas platformas. Rakibit ir viens no šādiem projektiem, kas ieguvis atbalstu Latvijas regulētu spēļu industriju. Izmantojot modernās tehnoloģijas un atbilstošas regulācijas, tas veicināja spēlētāju pasākumu popularitāti, bet arī nodrošināja uzlabotu aizsardzību un spēļu transparāciju. Šajā artikāla ir apkopoti raksturīgi fakti par rakibit […]

Read More

Rakibit kasinos: Atbalsts un perspektivas Latvijā

Latvijas online kasīnu brīnumam raksturīgi ir daudzveidīgs un regulētāts apstākļos attīstījušies brīvmājas un spēlēšanas platformas. Rakibit ir viens no šādiem projektiem, kas ieguvis atbalstu Latvijas regulētu spēļu industriju. Izmantojot modernās tehnoloģijas un atbilstošas regulācijas, tas veicināja spēlētāju pasākumu popularitāti, bet arī nodrošināja uzlabotu aizsardzību un spēļu transparāciju. Šajā artikāla ir apkopoti raksturīgi fakti par rakibit […]

Read More

Casinos im digitalen Zeitalter: Wie Online-Spielautomaten und Glücksspielregulierung die Unterhaltungsbranche prägen

Die Welt des Glücksspiels hat sich in den letzten Jahren radikal verändert. Während klassische Casinos wie in Berlin oder München weiterhin für ihre exklusiven Atmosphären und traditionellen Spielformen stehen, dominieren heute Online-Plattformen das Marktgeschehen. Besonders in Deutschland, wo Glücksspiel seit Jahrzehnten streng reguliert wird, haben sich die Spielanbieter an die Vorgaben der Landesgewinnspielgesetze angepasst. Doch […]

Read More