Shineemo Banaadir

Blog Post

Parasite (2019)

Bulsho-baarihii Zygmunt Bauman (1925-2017), dadka saboolka ah ee dunida ku nool wuxuu ku tilmaamay in ay yihiin “Qashinka dunida casriga ah”. Tilmaantaasi ma ah mid uu ku maagayo saboolka, balse -sida ay la tahay- xaaladda saboolku ay ku sugan yihiin iyo sawirka kuwa ladani ay ka bixiyaan baa sidaas ah. Mudane Bauman buuggiisa “Cabsida Dareerta […]

Read More

Past Lives (2023)

Past lives oo ay agaasintay Celine Song waa filin qaadaa dhigaya mawaadiic aad u dabacsan aadna u xiiso badan. Sida magaciisa ka muuqata waa maalmo tegay xasuustood, jacayllo hore ayaa dib u kulmaya oo xusi doona berisamaadkii iyo waayihii carruurnimada. Waa sheeko ku saabsan isku guntanaanta dunta qarsoon ee nafaha iyo kulamada sida dahsoon uga […]

Read More

You Will Die at Twenty (2019)

Fiid roobaysan oo kamid ah bishii June, anigoo baadigoobaya filin aan habeenkayga ku laxameeyo, ayaa waxay hoodadu igu sintay filinkan, magaciisa yaabka leh keliya igu beeray faduul iyo xiiso ku filan in aan hal fadhi kaga bogto. Waa You will die at 20! Muuqaalka haad dul qotoma raqda neef lo’ ah oo yaalla dhul ban […]

Read More

Dopamine-ta Shaashadaha: Sida Filinku Daaha uga qaado una Dhayo Nafata.

Shaneemadu waxay leedahay awood ay ku metasho meertada nolosha aadanaha, taas oo innoo ogolaanaysa in aan ka dhex aragnno sheekooyinkeenna nololeed shaashadda weyn ee aan daawanayno ama caalamka ay jilayaashu ku noollyihiin. Mararka qaar waxa aanu ku baraarugnaa innagoo isu ekaysiinayna jilayaasha sheekada filinka oo aad mooddo adigii oo halkaa soo taagan. Si guud fanka […]

Read More

Chunking Express (1994): Xorriyad aan xad lahayn

Waddooyinkan ku hillaacaya midabada neon-ku waa Hong Kong, halkaan wakhtigu waxa uu u qulqulaa oo isu baddelaa sida dareemada deegaankeeda oo kale, filinkuna waa sahan uu Wong Kar-Wai kusoo bandhigayo xorriyadda baahsan ee ku lifaaqan jiraalka aadanaha. Si la mid ah baxaaliyadii tebinayay sheekadii jiraal ee Jean-Paul Sartre, The Age of Reason, shakhsiyaadka filinkani waxaa […]

Read More

Whiplash (2014)

Whiplash, oo uu agaasimay Damien Chazelle, waa baaritaan qoto dheer oo ku saabsan hamiga, nafhuridda, iyo raadinta aan hakadka lahayn ee dhamaystirnaanta. Filinka, oo ka warramaya wiil dhalinyaro ah oo muusigga jazz-ka tuma la na yiraahdo Andrew Neiman (Miles Teller), iyo macallinkiisa arxanka darran ee Terence Fletcher (J.K. Simmons), waxa uu lafa gurayaa qalalaasaha nafsiyadeed […]

Read More

Rakibit kasinos: Atbalsts un perspektivas Latvijā

Latvijas online kasīnu brīnumam raksturīgi ir daudzveidīgs un regulētāts apstākļos attīstījušies brīvmājas un spēlēšanas platformas. Rakibit ir viens no šādiem projektiem, kas ieguvis atbalstu Latvijas regulētu spēļu industriju. Izmantojot modernās tehnoloģijas un atbilstošas regulācijas, tas veicināja spēlētāju pasākumu popularitāti, bet arī nodrošināja uzlabotu aizsardzību un spēļu transparāciju. Šajā artikāla ir apkopoti raksturīgi fakti par rakibit […]

Read More

Rakibit kasinos: Atbalsts un perspektivas Latvijā

Latvijas online kasīnu brīnumam raksturīgi ir daudzveidīgs un regulētāts apstākļos attīstījušies brīvmājas un spēlēšanas platformas. Rakibit ir viens no šādiem projektiem, kas ieguvis atbalstu Latvijas regulētu spēļu industriju. Izmantojot modernās tehnoloģijas un atbilstošas regulācijas, tas veicināja spēlētāju pasākumu popularitāti, bet arī nodrošināja uzlabotu aizsardzību un spēļu transparāciju. Šajā artikāla ir apkopoti raksturīgi fakti par rakibit […]

Read More